Thursday, June 26, 2025

Wa maxay xirfad

 

Xirfad waa awood ama karti qofku u leeyahay inuu si wanaagsan u qabto hawl ama shaqo gaar ah, taas oo uu baranayo muddo, khibrad iyo tababar kadib.

Aadanuhu inta uu jiray waxa uu lahaa xirfado lajaanqaadayo hadba heerka aqoontiisa iyo ilbaxnimadiisa.

Xirfaddu waxay lagama maarmaan utahay nolasha guud iyo midda gaarka ah. Oo bulsho kasta midda ay ka xirfad badan tahay wey ka hormarsan tahay f

Xirfadaha lagama maarmaanka u ah qofka doonaya in uu hormar sameeyo xilligan

  1. Xirfadaha Farsamada (Technical Skills):

    • Coding (barnaamij sameynta)
    • Web Design
    • Network Administration
    • Cybersecurity
  2. Xirfadaha Shaqsiga ah (Soft Skills):

    • Isgaarsiin wanaagsan
    • La shaqeyn (Teamwork)
    • Xalinta dhibaatooyinka
    • Hogaaminta (Leadership)
  3. Xirfadaha Ganacsiga (Business Skills):

    • Maareynta mashruuca (Project Management)
    • Suuq-geynta (Marketing)
    • Maaliyadda (Finance)
  4. Xirfadaha Farshaxanka (Creative Skills):

    • Graphic Design
    • Sawir-qaadis
    • Qoraal curin (Content Writing)

Maxay Tahay Inaad Xirfad Yeelato?

  • Waxay kaa caawisaa inaad shaqo hesho.
  • Waxay kuu ogolaanaysaa inaad lacag ka samayso xirfadaada (xitaa online).
  • Waxay kordhisaa kalsoonidaada iyo fursadaha mustaqbalka.

Haddi aad tahay qof doonaya in uu wax ka ogaado xirfadaha casriga ama daneeynaya lajaanqaadka technology yadda casriga ah,waa inaad la socotaa boggan <<<SOMTEC>>>

SOMTEC:waa saaxipka xirfad daneeyaha

Wednesday, June 25, 2025

Wa maxay Graphic Design

Graphic Design — waa xirfad casri ah oo aad loo dalbado maanta, lagana heli. karo shaqooyin iyo fursado badan, xitaa adigoo guri jooga . ...